GAALKACYO —
Taliyihii ciidanka Madaxtooyada Puntland Marxuum Gaashaanle Sare Cismaan Cumar Maxamed iyo Saddex Xarigle Axmed Yuusuf Cabdi, ayaa lagu dilay iska horimaad maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Iska hor-imaadka ayaa waxaa ku dhintay guud ahaan afar qof iyo, ayada oo toddoba kale ay ku dhaawacmeen.
Faahfaahinta iska horimaadkan iyo khasaaraha ka dhashay waxaa warbixintan kasoo diray Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.