Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taliye Tareedishe oo ka hadlay weerarkii shalay ka dhacay Muqdisho


Taliyaha Guutada 27-aad Jeneraal Axmed Maxamed Tareedishe ayaa ayaa ka hadlay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay maleeshiyada Al-Shabaab ay ku qaadeen xero ay ciidmada Militariga dowladda Federalka Soomaaliya leeyihiin oo ku taal meel ku dhow garoonka cayaaraha ee Stadium Muqdisho.

Ygu yaraan 9 qof oo 8 ka mid ah askar yihiin ayaa ku dhintay, 22 qof oo kalana waa ay ku dhaawacmeen, weerarka oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa.

Weriyahayaga Xasan Kaafi Qoyste ayaa goor dhowayd la kulmay taliyaha, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey sida ay wax u dhaceen?

Taliye Tareedishe oo ka hadlay weerarkii shalay ka dhacay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:36 0:00


XS
SM
MD
LG