Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku Dhintay Dabeylo ku Dhuftey Jubbada Hoose


12 Ruux oo kalluumaysata ah ayaa ku geeriyooday, 21 doomaha nooca kalluumaysiga ahna way ku burbureen kadib roobab dabayllo xooggan wata oo maalmihii lasoo dhaafay ka da’ayay qeybo kamid ah gobbolka Jubbada Hoose gaar ahaan badweynta India iyo wabiga Jubba.

Wasaaradda kalluumaysiga ee maamulka Jubbaland oo arrintaasi ka hadashay ayaa sheegtay in howlihii kalluumaysiga ee Jubbada Hoose uu gabi ahaanba istaagay sababo la xiriira mawjadaha badda iyo wabiga Jubba oo xilligan aad u kacsan.

Wariyaha VOA, Khadar Maxamud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.

Roobab dabeylo wata oo dad ku dilay Jubbada Hoose
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00


XS
SM
MD
LG