Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Roobabka Xagaaga oo Khasaare Geystay


Soomaaliya waxaa todobaadyadii lasoo dhaafay ka da’ayay roobabka xilliga Xagaaga. Roobabkan oo aad uga xoogganaa kuwii sanadihii hore ayaa barakiciyay tobonnaan kun oo qoys iyaga oo baabi’iyay ku dhowaad 150 kun oo hektar oo dhulbeereed ah. Hey’adda QM u qaabilsan Iskudubaridka gargaarka ayaa warbixin ay soo saartay kaga deyrisay xaaladda ku dhowaad 200 oo kun oo qof oo ay daadadku saameeyeen. Jacfar Kukay ayaa inoo soo koobaya warbixinta OCHA.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:08 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG