Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Buundada Baardheer oo la Dayac-tirayo


Masuulyiin isugu jira xildhibaano, sanatarro iyo wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo shalay safar shaqo ku tagay degmada Baardheere ee Gobbolka Gedo ayaa halkaasi ka daah furay dadaallo dib loogu dhiso buundada magaaladaasi oo muddo badan burbur xoogan uu ka muuqday islamarkaana ay dhibaato weyn ku qabeen dadka magaalada.

Maxamuud Cabdiqaadir Hilaal oo ah ku simimaha wasiir ku xigeynka Wasaaradda Batroolka iyo macdanta ee dowladda federaalka oo Wafdigaasi kamid ahaa, ayaa khadka taleefoonka uu ugu warramay Wariyaha VOA-da ee Naiorbi Khadar Maxamuud Xareed.

Dhageyso Wareysiga Buundada Baardheere
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00


XS
SM
MD
LG