Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Khasaaraha soo gaaray xoolaleyda Soomaalida


Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khasaaraha dhaqaale ay xoolaleyda Soomaaliyeed ay kala kulmeen dhoofkii xoolaha ee Sacuudiga ee sanadkan oo yaraaday, sababo la xiriira tirada dadka xajinayey oo si weyn loo dhimay sanadkan. Jamal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.

Bandhigga VOA
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:12:21 0:00




XS
SM
MD
LG