Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadweyne ka faa'iideystay dib u furista duulimaadyada Soomaaliya


Garoonka Muqdisho

Mas'uuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa Isniintii si rasmi ah dib ugu furay hawada Soomaaliya islamarkaana oo muddo dhowr bil ah xirneyd.

Hawada Soomaaliya ayaa xirnayd tan iyo bartamihii bishii March, markaasi oo loo joojiyey ka hortagga faafitaanka cudurka Coronavirus.

Dib u furista hawada ayaa waxaa tan iyo markaas ka faa’ideystay muwaadiniin Soomaaliyeed oo meelo badan oo dunida ah ku xayirnaa.

Wariyaha VOA-da ee Muqdisho Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixin ay arrintan ku eegeyso noo soo dirtay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:22 0:00




Facebook Forum

XS
SM
MD
LG