Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weriye Abuuja oo lasii daayey kadib markii dambi lagu waayey


Weriye Abuuja
Weriye Abuuja

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xorriyaddiisa dib ugu soo celisay suxufiga Maxamed Cabdiwahaab Nuur Abuuja oo muddo shan bilood ah u xirnaa dawladda Soomaaliya.

Abuuja ayaa waxaa soo xirtay hay’adda Nabad-Sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA, oo ku eedeysay dil iyo inuu ka tirsan yahay Al-Shabaab.

Maxkamadda Ciidamada ayaa sheegtay in eedaha ka dhanka ahaa aan cadayn loo haynin, sidaas darteedna waxay amartay in lasii dayao.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Seynab Abuukar.

Weriye Abuuja oo lasii daayey kadib markii dambi lagu waayey
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:52 0:00


XS
SM
MD
LG