Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dr. Xaawa Cabdi Dhiblaawe oo geeriyootay


Xaaw Cabdi

Dawladda Soomaliya ayaa xaqiijisay inay geeriyootay Dr. Xaawa Cabdi Dhiblaawe, oo ka mid aheyd shaqsiyaadka ugu caansa Soomaaliya, laguna yaqaan howlaheeda samafalka.

Dr. Xaawa Cabdi ayaa ah aasaasaha cisbitaalka Xaawa Cabdi isla markaana daryeeli jirtay dadka barakacayaasha ah.

Sannadkii 2012-ka ayaa loo magacaabay jaa’izadda Nobel Peace Prize. Waxay ku guulaysatay abaalmarinno badan oo caalami ah.

Dr. Xaawa Cabdi waxay ahayd 73 sano jir.

Dawladda Soomaaliya ayaa ka tacsiyeysay geerida marxuumada oo maanta ku dhimatay magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay dowladda.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG