Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali muddo lagu haystay Iran oo maanta kusoo laabtay Muqdisho


Dad Soomaali ah oo in muddo ah lagu haystay dalka Iran ayaa maanta dib loogu soo celiyey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya bilo kadib markii ay xoriyaddooda heleen.

Maxaabiistan ayaa waxaa laga qabtay xuduudda dalalka Iran iyo Turkiga, waxaana soo deyntooda gacan ka gaysatay dowladda federaalka Soomaaliya, sida ay sheegeen.

Maxaabiista oo lasii daayey lix bilood ka hor, ayaa waxaa inay dalka kusoo laabtaan caqabad ku noqday cudurka COVID-19 oo xayiray duulimaadyadii caalamiga ahaa.

Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho kas diray Xasan Kaafi Qoyste.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:56 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG