Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee Xajka sanadkan uga duwanaa sanadihii hore?


Kahor xanuunka COVID-19 ee dunida ku faafay, sanad walba maanta oo kale in ka badan saddex milyan oo muslimiin ah oo dunida daafaheeda ka kala taga ayaa taagnaan jiray banka carafo, si ey u gutaan rukun ka mid ah kuwa ugu waaweyn arkaanta Xajka.

Laakiin sanadkan, xaalku sidii hore wuu ka duwanyahay oo dhowr kun oo qof oo kaliya ayaa ka qeyb galaya gudashada xajka, isla markaana maanta taagan banka carafo.

Cabdulqaadir Samakaab ayaa arrimaha Xajka ee sanadkan ka warystay Axmed Aadan Dagaal (Axmed Safiina) oo ka mid ah howlwadeena arrimaha Xajka ee Soomaalida kuna sugan magaalada Barakeysan ee Makka ee dalka Sacuudiga.

Sidee Xajka sanadkan uga duwanaa sanadihii hore?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:33 0:00


XS
SM
MD
LG