Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka 'Shaqaa sharf leh' oo laga billaabay Kismaayo


Kismaayo

Dhallinyaro aqoonyahanno ah oo si iskood ah isku soo abaabulay ayaa magaalada Kismaayo ka bilaabay barnaamij loogu magac daray shaqaa sharaf leh kaasoo ay ugu wacyigellinayaan dhalinyarada kale ee ay shaqo la aanta ku haysato magaalada Kismaayo inay shaqaystaan oo aysan ka faanin shaqooyinka qaar.

Dhalinyarada ayaa sidoo kale muuqaallo ka turjumaya hawshaasi wacyigellinta ah ee ay ka bilaabeen magaalada Kismaayo kusoo bandhiga baraha bulshada si ay ula wadaagaan dhalinyarada kale ee Soomaaliyeed.

Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray Khadar Maxamuud Xareed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:37 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG