MUQDISHO —
Soomaaliya waxaa ka jira jaamacado badan, hase yeeshee jaamiciyiinta soo qalin-jebinaysa ma helaan fursado shaqo oo ay ku filan una dhigma aqoonta ay barteen.
Taas ayaa ah mowduuca daraasad cusub oo ay soo bandhigtay hay’adda Muqdisho fadhigeedu yahay ee IFTIN Foundation. Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan noo soo diray.