Isku xirrada

War Deg-Deg ah

AFRICOM oo qiratay inay rayid ku dishay duqeyn ka dhacday Somalia


AFRICOM
AFRICOM

Taliska ciidamada Maraykanka ee ka hawlgala qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa soo saaray warbixin kale oo ku saabsan khasaaraha dadka rayidka ah kasoo gaara duqaymaha iyo baaritaankii uu talisku ku sameeyey.

AFIROCM waxay qiratay inay soo gaareen eedo la xiriira dad rayid ah oo ku dhintay duqayn uu Maraykanku ka gaystay nawaaxiga Jilib 2-dii Febraayo 2020-ka.

Maraykanku waxay sheegeen inay xaqiijiyeen dhimashada qof rayid ah oo ku dhintay duqayntaas.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa inoo soo koobaysa war-saxaafadeedka AFRICOM.

AFRICOM oo qiratay inay rayid ku dishay duqeyn ka dhacday Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00



XS
SM
MD
LG