Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UK oo Bixiyey Lacag Ayaxa lagula Dagaallamo


locust3

Dowladda UK ayaa lacag gaareysa 22 milyan oo dollar ugu deeqday waddamada uu ayaxu aafeeyay. In ka badan 20 milyan oo ka mid ah deeqdan lacageed waxaa ay gaar u noqoneysaa waddamada Bariga Afrika oo ay Soomaaliya ugu horreeyso. War saxaafadeed lagu shaaciyay gargaarkan oo ka soo baxay Wasaaradda Horumarinta Caalamiga ah ee UK waxaa soo aqriyay oo noo soo koobaya Jacfar Kukay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:30 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG