Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fatahaadda ka jirta Gobolka Sh/Hoose oo kasii dareysa


Khasaaraha daadadka ay u gaysanayaan hantida sida beeraha iyo guryaha ayaa weli sii kordhaysa degaanno ku yaalla gobolka Shabeellada Hoose, waxaana weli kor usii kacaya heerka biyaha.

Mas’uuliyiinta ayaa ku baaqay gurmad degdeg ah in loo fidiyo dadka ay saameeyeen daadadka, oo meelaha ay saameeyeen ay ku jirto degmada Afgooye ee ku dhow magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo deegaan Doorashadiisu tahay dagmada Afgooye, ayaa ka digay in fataahaddan ay horseedi karto inay kala go’aanka magaalooyinka Afgooye iyo Muqdisho.

Mukhtara Maxamed Catoosh ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:00 0:00





Facebook Forum

XS
SM
MD
LG