Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Khasaare nafeed oo ka dhashay dhisme dumay


Muqdisho

Mas’uuliyiinta magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey dhisme xalay soo dumay oo ku yaalla degmada Xamarweyne, halkaasi oo khasaare naf uu ka dhacay.

Hal qof oo mayd ah ayaa maanta laga soo hoos bixiyey dhismaha burburay, waxaana la badbaadiyey dadka intooda badan ee dhismaha uu ku dumay, sida uu maamulku sheegay.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.

Muqdisho: Khasaare nafeed oo ka dhashay dhisme dumay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:08 0:00




XS
SM
MD
LG