MUQDISHO —
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kaalinta ay Galmudug ka qaadan karto guud ahaan nabadda Soomaaliya xilli iminka ay marti-gelineyso shir looga hadlayo aayaha dalka iyo doorashooyinka laga qaban doono. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.