Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dalxa oo ka digay in Muqdisho iyo Afgooye ay kala go'i karaan


Webiga Shabelle ayaa si aad ah ugu fatahay dagmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose iyadoo halkasi ay ka dhasheen khasaare isugu jira naf iyo maal ah.

Waxaa sidoo kale uu hakad ku yimid isu socodkii xaafadaha degmada Afgooye iyo tuulooyinka ku xeeran kuwaasoo ay biyo buux dhaafiyeen.

Haddaba si aan khasaaraha ay gaysatay fataahadani wax uga ogaano ayaa weriyahayaga Xasan Kaafi Qoyste uu wareysi arrimhaas ku saabsan la yeeshay Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo deegaan Doorashadiisu tahay dagmada Afgooye.

Dalxa ayaa ka digay in fataahaddan ay horseedi karto inay kala go’aanka magaalooyinka Afgooye iyo Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:14 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG