DHUUSAMAREEB —
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha wuxuu maanta ku saabsan yahay shirka magaalada Dhuusamareeb ee madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ee looga hadlayo arrimaha doorashooyinka dalka. Barnaamijka waxaa marti ku ah Prof. Afyare Cabdi Cilmi oo bare ka ah Jaamacadda Qatar, waxaana daadihinaya Jacfar Kuukaay.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available