Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nin lagu eedeeyey dil wadareed ka dhacay Muqdisho oo lagu qabtay Gaalkacyo


Booliska Soomaaliya
Booliska Soomaaliya

Mas’uuliyiinta booliiska Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyey nin lagu tuhmayo inuu gastay dil wadareed oo ay soo qabteen ciidamada booliiska kadib markii uu baxsaday.

Dilka ayaa ka dhacay deegaanka Garasbaaley ee magaalada Muqdisho 8-dii bishan, waxaana dadka la dilay la sheegay inay ahaayeen dad xidid la ah eedeysanaha.

Eedeysanaha oo lagu magacaabo Aweys ayaa kadib laga soo qabtay magaalada Gaalkacyo 17-kii bishan.

Dhinaca kale, mas’uuliyiinta booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay qarax xalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo sababay dhimasho. Haddaba weriyahayaga Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan noo soo diray.

Nin lagu eedeeyey dil wadareed ka dhacay Muqdisho oo lagu qabtay Gaalkacyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00





XS
SM
MD
LG