Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa Hortaagan in Nidaamka Federaalku ka Hirgalo Soomaaliya?


Machadka cilmi baarista ee Heritage ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray daraasad cusub oo uu kaga hadlay sida hanaanka federaalka ah uu uga dhaqan gali la’yahay Somaliya, kala qeybsanaanta siyaasadeed iyo mugdiga dastuur ee ka dhashay ay caqabad ugu yihiin awood qeybsiga Soomaaliya.

Haddaba, Maxamed Colaad Xassan ayaa daraasaddan waxa uu ka wareystay Cabdirizak Aadan Muxumed oo ah cilmi baare ka tirsan Heritage, hormuudna ka ahaa qorista daraasaddan.

Nidaamka federaalka iyo Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:22 0:00


XS
SM
MD
LG