Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Qoondada Haweenka ee Baarlamaanka


Haweenka Somaliland

Dallada Haweenka Somaliland ee NAGAAD ayaa ugu baaqday Golaha Wakiilada Somaliland in ay meel-mariyaan qoondada haweenka iyo dadka laga tirada badan yahay ee kuraasta Baarlamaanka.

Waxaa soconaya kulamo ay haweenku la yeelanayaan guddoonka baarlamaanka oo ay ku dhiiri gelinayaan hergelinta in haweenka iyo beelaha laga badan yahay ay xuquuqdooda ka helaan kuraasta baarlamaanka.

Faahfaahinta warkan waxaa Hargiesa ka soo diray, Khadar Maxamed Cakulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG