Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabaab oo mar kale weeraray deegaanka Halgan


Shabaab
Shabaab

Maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa mar kale xalay weerar ka gaystay deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan.

Waa markii labaad ee weerarkan oo loo adeegsaday hoobiyayaasha uu ka dhaco degaankaas bishan gudaheed.

Haddaba weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane ayaa weerarkan ka waraystay Guddoomiyaha degaanka Halgan Maxamed Guhaad Cabdi.

Al-Shabaab oo mar kale weeraray deegaanka Halgan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:24 0:00


XS
SM
MD
LG