Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya


Goodax

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka waxabarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, oo ka jawaabaya su’aalo la xiriira imtixaanka shahaadiga ah ee dalka oo hadda qabashadiisa ay socoto. Imtixaanka ayaa sanadkan kusoo aaday xilli ay jiraan duruufo ka dhashay cudurka Coronavirus. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya jacfar Kuukaya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:24:56 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG