Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiyada Somaliland oo heshiis ka gaaray doorashooyinka


Madaxda Xisbiyada Somaliland

Xisbga haya talada Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaridka ayaa heshiis rasmi ah ka gaadhay murankii siyaasadeed ee la xidhiidhay qabsoomida doorashooyinka.

Xisbiyada UCID, KULMIYE Iyo WADDAN ayaa heshiiyay in la qabto doorashada wakiilada iyo Deegaanka sanadkan 2020.

Heshiiska rasmiga ah ee laga gaadhay doorashooyinka ayaa waxaa saxixiay madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyayaasha xisbiyada UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe iyo WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).

Faah faahinta warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG