Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii Dowlad-Goboleedyada oo si rasmi ah uga furmay Dhuusamareeb


Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta u ah maamulka Galmudug ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shirkii wadatashiga ee madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka.

Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabelle, Jubbaland, Puntland iyo Koonfur Galbeed ayaa furitaankii shirka ka jeediyay khudbado ku aadan ahmiyadda shirka, wada tashi laga yeesho arrimaha doorashooyinka dalka iyo wada shaqeynta dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada.

Wariyaha VOA, Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan ka soo diray Dhuusamareeb.

Shirkii Wadatashiga ee madaxda maamul goboleedyada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00


XS
SM
MD
LG