Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxda dowlad-goboleedyada oo ku shiraya Dhuusamareeb


Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada Soomaaliya ayaa maanta uu shir uga furmayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.

Qodobada ugu muhiimsan ee shirkan looga hadli doono ayaa waxaa ka mid ah arrimaha doorashooyinka dalka ee la filayo in dhowaan ay bilowdaan.

Haddaba, shirka oo la filayo in uu goordhow furmo ayaa waxaa warbixintan ka soo diray Wariyaha VOA Cabdiwaaxid Macallin Isaaq.

Shir Madaxda maamul goboleedyada ee Dhuusamareeb
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00


XS
SM
MD
LG