Barnaamijkii Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka qurba-joogta ee kobaca dhaqaalaha dalalkooda, si gaar ahna qurba-joogta Soomaaliyeed, oo la rumeysan yahay inay kaalin weyn ku leeyihiin kobaca dhaqaalaha dalka. Jamaal Axmed Cisman ayaa soo jeedinaya.