Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida caruurtooda kasoo celinaya qurbaha oo sii kordhaya


Boosaaso
Boosaaso

Iyadoo Soomaali fara badan ay u qaxeen waddamo shisheeye gaar ahaan kuwa Yurub ayaa haddana waalidiinta qaarkood ay caruurtooda dib ugu celiyeen dalka Soomaaliya, si ay u soo bartaan Diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaalida.

Hase yeeshee qaar ka mid ah waalidiinta Soomaalida ee gudaha dalka ku sugan ayaa sheegaya in dhallinyarada qurbaha laga soo celinayo ay dhaqan aan wanaagsaneyn u keeneen caruurtooda, saameynna ay ku yeesheen.
Waxay sidoo kale sheegeen inay dhallinyarada gudaha ku dhiiri-gelinayaan inay qurbaha u tahriibaan.

Warbixin arrintaas la xiriirta magaaladda Boosaaso waxaa inooga soo diray Faadumo Yaasiin Jaamac.

Soomaalida caruurtooda kasoo celinaya qurbaha oo sii kordhaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:54 0:00




XS
SM
MD
LG