MUQDISHO —
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa sii daayey gudoomiyihii hore ee degmada Cabdicasiis Cusmaan Muxidiin Cali Cariif oo ka mid ahaa dad banaabax ka dhigayey magaalada Muqdisho.
Banaanbaxa dadkaas ay dhigeen ayaa looga soo horjeeday dowladda Soomaaliya iyo in dib loo dhigo xilliga la qabanayo doorashooyinka Soomaaliya.
Sidoo kale xubno ka tirsan ururada Bulshada rayidka ayaa la kulmey madaxweynaha Soomaaliya oo kala hadleen xaalada dalka iyo arrimaha doorashada.
Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo direy wariyaheena Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available