Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo ka tirsan duqeyda dhaqanka ee Buuhoodle ayaa waxa uu ku baaqay in si dhaqsa ah loo joojiyo colaad ka jirta deegaanka Horufadhi ee hoostaga degmada Buuhoodle.
Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe ayaa dadaallada nabadeed ee soconaya uga warramay wariyaha VOA ee Laascaanood, Cabdikariim Olol.