Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo ay ka bilowdeen imtixaanaadka shahaadiga ah


Ardayda Puntland

Waxaa maanta deegaannada Puntland ka bilowday imtixaanaadka shahaadiga ah ee fasallada 8-aad iyo 12-aad oo ay u fariisteen 16,500 oo arday.

Imtixaanka ayaa ka dhacay ilaa 132 Xarumood oo ka tirsan deegaannada Puntland.

Wariyaha VOA, Nuux Muuse Birjeeb, ayaa imtixaankan ka waraystay Agaasimaha Guud ee Wasaradda Waxbarashada Puntland, Maxamed Cali Faarax (Farmayeeri).

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:15 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG