MUQDISHO —
Maamul Goboleedka Gamudug ayaa soo dhoweeyey kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka laga siiyey gobolka Banaadir, oo gaareysay 13 kursi, kuwaasi oo Golaha Shacabka uu meel-mariyey.
Arintan ayaa Haaruun Macruuf waxa uu ka waraystay wasiirka warfaafinta Galmudug Axmed Maxamed Cumar (Falagle).
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available