Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo ka hortimid xeerar uu ansixiyey Golaha Shacabka


Puntland
Puntland

Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay kaga soo horjeedaan in sharciga doorashooyinka ee xilligan jira lagu geli karo doorasho qof iyo cod ah.

Sidoo kale baarlamaanka Puntland waxay sharcidarro ku tilmaameen go’aankii baarlamaanku ku ansixiyey kuraasta aqalka sare ee matalaadda Gobolka Banaadir.

Sahra Cabdi Axmed ayaa tallaabadan baarlamaanka Puntland ka waraystay Ismaaciil Maxamed Warsame oo ka mid ah Baarlamaanka Puntland.

Puntland oo ka hortimid xeerar uu ansixiyey Golaha Shacabka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:51 0:00


XS
SM
MD
LG