Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaliimo Yarey oo jawaab ka bixisay eedaha loo jeediyey


Xaliimo Yarey
Xaliimo Yarey

Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa cambaaraysay hadalkii kasoo yeeray guddoomiyaha guddiga doorashada Xaliimo Ismaciil Xaliimo Yarey ee ahaa inaysan doorashadu ku qabsoomi karin waqtigii loogu talogalay.

Xaliimo Yarey oo baarlamanka kahor hadashay 27-kii June ayaa soo bandhigtay laba hab doorasho, oo labadaba ka gudbaya muddo xileedka dowladda iminka jirta.

Madasha Qaran ayaa ku eedaysay guddiga doorashada qaran inay ku milmeen xukuumadda, waxayna uhu baaqday inay iscasilaan.

Arrimahan ayaa Haaruun Macruuf u ka waraystay Guddoomiyaha Guddga Doorashada Xaliimo Yarey.

Xaliimo Yarey oo jawaab ka bixisay eedaha loo jeediyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:54 0:00



XS
SM
MD
LG