Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Covid 19 Iyo Fasixii Xagaaga ee Qoysaska


Tan iyo markii uu cudurka COVID -19 ku faafaafay dalkan maraykanka, waxaa dadka Khasab ku noqotay inay guryaha joogaa si looga bad baado waxyeelada xanuunkan safmarka ah. Caruurta ayaa bilihii u dambeeyay iskuulka ku qaadanaya guryaha.

Xlligan oo la xiray iskuuladii ayaa carruur badan waxa ay filayeen in ay aadi doonaan fasaxayo tamashle ah, in ay soo booqdaan ehelkooda ay kala fog yihiin, ama ugu yaraaan iska dhex tamashleeyaan goobaha nasashada ee ku yaala magaalooyinka ay daggan yihiin.

Intaas oo dhaq dhaqaaq ah iyo ka badn oo ay carruurtu ka heli jireen waalidkood marka la xiro iskuulada ayaa waxaa hadda is hortaagay COVID-19 oo cabsi badan ku haya waalidka.

Dhageyso barnamijkan oo ay soo diyaarisay Caasho Ibrahim Aden.

COVID 19 IYO FASIXII XAGAAGA EE QOYSASKA
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:24 0:00


XS
SM
MD
LG