Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xassan Sheekh oo ka digay muddo kororsi


Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyey go’aankii shalay ka soo baxay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim.

Xassan Sheekh Maxamuud oo ka mid ah hoggaamiyayaasha madasha xisbiyada qaran ayaa sheegay in go’aankaasi uu ahaa mid "aan la filanayn."

Waxa uu ku tilmaamay hadal-jeedinta guddiga mid laga fajacay oo ah "muddo kordhin iyo abuuris mugdi siyaasadeed," sida uu hadalka u dhigay.

Wariyaha VOA, Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa warkan noo faahfaahinaya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:14 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG