Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Imtixaanaadka Shahaadiga oo bilowday


Somaliland waxaa ka bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada afraad ee dugsiyada sare.

Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye Toorno oo maanta Laascaanood ka furay imtixaankan ayaa VOA u sheegay in sanadkan uu ka duwan yahay imtixaanakani kuwii sanadihii hore ee ay qaadi jireen.

Wasiirka ayaa arrimaha uga warramay wriyaha VOA, Cabdikariim Olol.

Wareysi: Wasiirka Waxbarashada Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:10 0:00


XS
SM
MD
LG