Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay Galgaduud


Wararka ka imaanaya gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in 24-kii saac ee la soo dhaafay uu laba malayshiyo beeleed dagaal ku dhex maray deegaannada Xanan Buure iyo Qalan Qalle ee gobolka Galgaduud.

Dagaalka ayaa dadka ku dhintay waxaa ka mid ah wasiirkii hore shaqada iyo dhaqaalaha ee Galmudug, Daahir Shidane.

Wariyaha VOA Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan inoo soo diray.

Dhageyso Dagaalka Galmudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:51 0:00


XS
SM
MD
LG