Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Deni iyo Qoor Qoor oo yeeshay kulan iskaashi


Deni iyo Qoor Qoor
Deni iyo Qoor Qoor

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Putnaland Saciid Cabdullhi Deni, ayaa maanta markii ugu horeysay kullan ku yeeshay waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Kulankan ayey labada madaxweyne uga wada hadleen inay yeeshaan iskaashi dhinaca amniga, hurumarinta iyo is-dhexgalka ah.

Shirka ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay Xubno ka socda Goleyaasha Dowladda ee Puntland iyo Galmudug, Xildhibaano Aqalka Sare ah iyo La-taliyayaal.

Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixintan Gaalkacyo ka soo diray.

Deni iyo Qoor Qoor oo yeeshay kulan iskaashi
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00


XS
SM
MD
LG