Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Munaasabadda 26-ka June oo laga xusay Hargeysa


Xuska 26-ka June Hargeysa
Xuska 26-ka June Hargeysa

Maanta waxaa 60 sanadood laga joogaa maalintii ay gobollada Waqooyi ee Soomaaliya xorriyadda ka qaateen gumeystihii Ingiriiska.

Waxaana maalintan ay bilow u tahay toddobaadka xoriyadda Soomaaliya oo dabaal degyo iyo munaasabado lagu weyneynayo la qabto.

Munaasabadda sanadkan ayaa ku soo aaday iyadoo Soomaaliya iyo Somaliland, oo burburkii dowladdii dhexe ka dib sheegtay inay ka go’day Soomaaliya, ay wada hadallo uga billowdeen dhawaan dalka Jabuuti.

Xalay ayaa waxaa lagu qabtay Hargeysa munaasabad maalintan 26-ka June la xiriirta.

Wariyaha VOA-da Sagal Mustafe ayaa warbixintan halkaasi ka soo dirtay.

Munaasabadda 26-ka June oo laga xusay Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:40 0:00


XS
SM
MD
LG