Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mas'uuliyiin ka socota Ethiopia ku sugan Beledweyne


Beledweyne
Beledweyne

Waxaa magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ku sugan mas’uuliyiin ka socota Dowladda Degaanka Soomaalida ee Ethiopia.

Ujeeddada booqashada madaxdan ayaa lagu sheegay sidii ay horsed ugu noqon lahaayeen xiriir Ganaacsi iyo mid bulsho oo dhex mara Hirshabelle iyo dowlad degaanka Soomaalida.

Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixitan kasoo diray Beledweyne.

Mas'uuliyiin ka socota Ethiopia ku sugan Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00


XS
SM
MD
LG