Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Farmaajo oo faahfaahiyey wada-hadallada Somaliland


Farmaajo

Xalay waxa ay ku beegneyd 60-guurada markii Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ay xorriyadda ka qaateen gumeystihii Ingiriiska, calanka Soomaaliyana laga taagay magaalada Hargeysa.

Munaasabadan arrintaas lagu weyneynayo oo ay kasoo qeyb-galeen Madaxda ugu sarreysa dalka ayaa xalay lagu qabtay Madaxtooyada Soomaaliya.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dheer oo uu kusoo hadal qaaday wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland dib ugu billowday halkaasi ka jeediyay.

Jacfar Kukay ayaa qodobadii ugu muhiimsanaa hadalka Madaxweynaha ka wareystay Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle oo Muqdisho ku sugan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:33 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG