Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Senator Ayuub: Ma jiraan wax sharciyo ah oo la beddelay


Senator Ayuub
Senator Ayuub

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in Golaha Shacabka la horgeeyey nuqul aan ahayn midkii loo soo gudbiyay Guddoonka Labada Aqal ee baarlamanka ee la xiriira afartii xeer ee ay soo diyaareen Guddiga Wada-jirka ee Labada Aqal.

Hase yeeshee Senator Ayuub Ismaaciil oo ka mid ahaa guddiga Wadajirka ee labada Aqal, ayaa ka horyimid qoraalka Cabdi Xaashi, wuxuuna sheegay in labada sharci ay isku mid yihiin, oo aysan jirin wax la beddelay.

Weriyahayaga Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayuu u warramay.

Senator Ayuub: Ma jiraan wax sharciyo ah oo la beddelay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00


XS
SM
MD
LG