Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bankiga Adduunka oo $55 milyan ku kabay miisaaniyadda Soomaaliya


Bankiga Adduunka ayaa shalay ansixiyay lacag gaareysa 55 milyan oo dollar oo kaalmo dhinaca horumarinta ah oo lagu kabayo miisaaniyadda dowladda federaalka Soomaaliya.

Waa markii ugu horreysay oo Laanta Kaalmada Horumarinta ee Bankiga Adduunka ee marka la soo gaabiyo la yirahdo (IDA) ay lacag noocan ah siiso Soomaaliya in muddo ah.

Wariyaha VOA-da Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa warbixintan inoo soo koobaya.

Bankiga Adduunka oo $55 milyan ku kabay miisaaniyadda Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00


XS
SM
MD
LG