Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi


Cabdi Xaashi
Cabdi Xaashi

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in Golaha Shacabka la horgeeyey nuqul aan ahayn midkii loo soo gudbiyay Guddoonka Labada Aqal ee baarlamanka ee la xiriira afartii xeer ee ay soo diyaareen Guddiga Wada-jirka ee Labada Aqal.

Cabdi Xaashi ayaa arrintan ku eedeeyey guddoonka Golaha Shacabka, isaga oo sheegay inay qaateen wax uu ugu yeeray go’aan siyaasadeed.

Maxamed Colaad Xassan ayaa Khadka Taleefanka kula xiriiray Gudoomiye Cabdi Xaashi waxaana uu ugu horeyn weydiiyay, nuxurka warqaddan uu maanta soo saaray.

Wareysi: Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:16 0:00


XS
SM
MD
LG