Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo faah-faahisay qodob ku jiray war-murtiyeedka Jabuuti


Yaasiin Faratoon
Yaasiin Faratoon

Somaliland ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay war-murtiyeed xalay ka soo baxay gudiddii dhex-dhexaadinta ee dalka Jabuuti kaasi oo lagu sheegay inay isu socon karaan bulshada ku nool Somaliland iyo Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Yaasiin Faratoon, oo arrintan ka hadlay, ayaa sidoo kale faah-faahin ka bixiyey qodobo la xiriira isu-socodka dadka labada dhinac iyo maamulka hawada Soomaaliya.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Somaliland oo faah-faahisay qodob ku jiray war-murtiyeedka Jabuuti
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:11 0:00






XS
SM
MD
LG