Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisadda xuduudda Hiiraan iyo Itoobiya oo laga shiray


Hiiraan

Degmada Feerfeer ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa kulan ku yeeshay mas’uuluyiin ka kala socda Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Maamulka HirShabelle.

Dhinacyadan ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin dejinta colaado maalmihii dhowaa ka dhacay xuduudda labada dal.

Guddoomiyasha Goballada Shabeelle iyo Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Aadan Axmed Sooyaan ayaa ka mid ahaa mas’uuliyiinta ka qaybgashay kulankan.

Warbixintan waxaa Beledweyne nooga soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG