Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay xil ka qaadista Aadan Barre uga dhigan tahay Soomaalida Kenya?


Aadan Barre Ducaale

Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa maanta xilka laga qaaday, waxaana lagu beddelay xildhibaan Amos Kimunya.

Go’aankan ayaa yimid kadib kulan ay xubnaha baarlamanka ee xisbiga Jubilee maanta ku yeesheen Xarunta Isu-imaatinka Kenyatta, Kenyatta International Convention Centre (KICC), oo uu guddoominayey madaxweyne Uhuru Kenyatta, oo hoggaamiya xisbiga.

Haddaba maxay arrintan uga dhigan tahay Soomalida gobalka Waqooyi Bari Kenya, halkaasi oo Aadan Barre Ducaale.

Wariyaha VOA Maxamed Faarax Shire ayaa arrintan ka wareystay Leyl Aadan Xasan oo ah qabiir ka faallooda siyaasadda gobalka iyo Soomaalida Kenya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG